Xulashada

  • Godobaha huursan ee laga galay magaalo marseeda Berber..Q3aad….Qadaafi Hawaas x.geydh
  • Dedaalkii wiiqmay iyo taariikh a an soo noqod lahayn..W/Q….Qadaafi Hawaas x.geydh ..(q3aad)
  • XILDHIBAAN XASSAN CAWAALE OO SHEEGAY IN SULDAN WABAR ISTAAHILO IN XABBAD IYO DHANGEDBA LAGA SOO DAADAJIYO BUURAHA UU KU JIRRO January 21, 2015
  • Maanso la magac baxday Hooyo Eraydii  Weriye Nuuradiin Cali Xasan nuuto.
  • Hambalyo Meher : Eng Mahamed Saleebaan Muhumed iyo marwadiisa Raxma Axmed Xasan
  • Lukas Podolski Oo Lafilayo Inuu Caawa Gaaro Milan.
  • Affduubyada Oo Kusoo Badanaya Magaalada Borama Iyo Wariye Cali Ismaaciil Aare Oo Ay Afduubeen Shufto Aan Lagaranayn
  • madaxweye Xassan sheekh oo Sheegay inuu soo magacaabi doono RA’isal waraare Cusub hadii……

Maqaallo

Xogaha Qarsoon

Wasiiro Fadeexad La hortagay Warbaahinta Dowlada oo Waji-Gabax kala Kulmay

Hargeysa(Rmedia)-Saddex Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa Maanta Shir-jaraa’id ugu qabtay Warbaahinta Dawladda Xarunta…

Marwo Adna Aadan oo Qudbad Cajiiba Ka jeedisay Baarlamaanka Yurub una Cadaysay Qadiyada Shacbiga Somaliland

London(Rmedia) Marwo Edna Aaden Ismaaciil, ayaa bulshada caalamka ugu baaqday inay ku dhiiradaan aqoonsiga qaddiyadda…

Budget 2015:$39.5 Million:Khasnada madow ee Wasiir Xirsi maamulo

London(Rmedia) Shabakada Rasmimedia ayaa wada taxanaha Musuqmaasuqa ee Somaliland taasi oo lagu lafa guro lunsiga…

Tuhuno ka dhan ah wariye Muniir Axmed cigaal oo La xidhiidha Baasborada fooljariga ah

Hargeysa (rasmimedia):- Ciidanka laanta socdaalka Somaliland,ayaa helay xogo dheeraada oo muujinaaya in wariye Muniir Axmed…

DHEGAYSO: Wasiirkii Madaxtooyada Fashiliyey oo u badheedhay Iska-horkeenista Beelaha Subeer Awal

Hargeysa (Rmedia)- Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa shaaca ka qaaday qorshe xukuumadda Siilaanyo…

Mudaharaad lagaga soo horjeedo Go’aan Maamulka Kililka 5aad Colaad kaga dhex-abuurayso Shacabka Xoolo-dhaqatada ah oo ka dhacay degmada Xarshin

Xarshin (Rmedia)- Bannaan-bax aanay u kala hadhin bulshada ku dhaqan magaalada Xarshin ee Ismaamulka Soomaalida…

TOP SECRET : Xog Muujinaysa Boobka Hantida Ummadda Ee Qoyska Madaxtooyada Iyo Naasnuujinta Xubno Qurbojooga Oo Ku Nool Dalka Norway.

TOP SECRET : Xog Muujinaysa Boobka Hantida Ummadda Ee Qoyska Madaxtooyada Iyo Naasnuujinta Xubno Qurbojooga Oo Ku Nool Dalka Norway.

Hargaysa (Rmedia) Boobka hantida ummadda ee qoyska madaxtooyada iyo naasnuujinta xubno qurbo-jooga oo ku nool…

Maanso la magac baxday Hooyo Eraydii  Weriye Nuuradiin Cali Xasan nuuto.

Maanso la magac baxday Hooyo Eraydii Weriye Nuuradiin Cali Xasan nuuto.

Hooyoy macaaneyHoygii aduunkaayHirka aadamiyo idilHidihi u ku aroorayHalbegiyo higadanaAda nagu habayooHabeen iyo dhararKali nagu hanunsheHooyooy…

Daawo : Sawirro si qarsoodi ah laga soo qaaday Wariyeyaal Xabsi ku xidhan iyo Nolosha Adag ee ay ku jiraan

Muqdisho (Rmedia)-Labo wariye oo ka hawlgala Idaacadaha Shabelle iyo Sky FM oo mudo Shan bilooda…

Xukuumadda Siilaanyo oo Xubno cusub u magacawday Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo ay Afduubtay

Cabdilaahi Cukuse iyo Cabdicasiis Samaale oo ka soo Dhex-mudhay Ururkii Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo…

XOG : Ajeenda Rasmiga ee Kulanka Jabuuti ku dhexmaraya Siilaanyo iyo Xasan Sheikh + Heshiisyo iyo Qoraalo xukumada Siilanyo naawileyso in loo ansixiyo+Nuxurka natiijada kulanka laga filaayo!.

Jabuuti-(Rmedia)-Ilo Wareedyo rasmiya oo aad ugu dhawdhaw Kulanka labada Madaxweyne ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud…

Qaar Ka Mid Ah Salaadiinta Sacad Muuse Oo Dedafeeyay Jiritaanka Go’aan Lagu Kala Saaray Murashixiinta Beesha

Qaar Ka Mid Ah Salaadiinta Sacad Muuse Oo Dedafeeyay Jiritaanka Go’aan Lagu Kala Saaray Murashixiinta Beesha

  Berbera(Rmedia.com)-Qaar ka mid ah Sallaaddiinta Beesha Sacad Muuse, ayaa shir-jaraa’id oo ay Shalay ku…

Top News : Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo La Xaqiijiyey In Bilka hor Suldaan Wabar ay Kulmeen Mashruucuna uu Siiyay

Hargaysa ( Rmedia ) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo ayaa la xaqiijiyey in Suldaan Wabar…

DHAGAYSO : Masrixiyadii Kaaramardha ee Madaxtooyada Somaliland Qaybtii 1aad

Hargeysa (Rmedia) Waa Masrixiad Si dhaba looga Turjumey Madaxtooyada Somaliland ee uu Hogaanka ka yahey…

Dhismihii Dowladnimo ee Marxuun Cigaal iyo Dhaxalkii Shacbiga Somaliland oo God Madow ku Dhacey

Hargeysa (Rmedia) Somaliland waxay Soo martey Marxalado kala duwan oo ay aduunyadu uqirtey taasi oo…

Ifafaalooyinka Guul-darro ee soo waajahay Xisbiga Waddani iyo Saamaynta ay ku yeesheen Siyaasiyiin hore u fashilmay oo ku biiray

Hargaysa (Rmedia)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa dhawaan munaasibad soo-dhawayn ah oo ballaadhan u…

Top News : Xaaji Cabdi Waraabe oo Madax-waynaha Somaliland kula Taliyey Inuu Sidii Daahir Riyaale ee Sharafta aheyd isna Xilka u Wareejiyo

Hargeysa(Rmedia)-“..Madaxweyne dhugo oo ii Dhego-nugloow, waxaad tahay Madaxweynihii afaraad ee Jamhuuriyada Somaliland soo maray…Madaxweynuhu wuu…

Dhibta tahriibayaasha Wadanka Greecega iyo Hadimada Mukhalisiinta Soomalida ah……

Dhibta tahriibayaasha Wadanka Greecega iyo Hadimada Mukhalisiinta Soomalida ah……

ATHENS (Rmedia)- Budhcad ka ganacsata Muhaajiriinta u socdaalaysa Qaaradda Yurub, gaar ahaan kuwa Soomaalida ah,…