1

Filed under: |
oo isna hadal kooban ka soo jeediyay xafladda ayaa sheegay inay ka arday ahaan mudaba ku jireen sidii ay ugu qabsoomi lahayd xafladani 18may oo guud ahaanba laga xusay aduunka intiisa badan ee ay ku noolyihiin jaliyadaha jsl. isaga oo sheegay inay xusi doonaan sannad walba waajibsarana ay tahay muwaadininta reer s.land
oo kala soo qaybgasha 18may ee maalinta lasoo noqoshadda madaxbanaanida jsl. ayaa ka waran tay halgankii dheeraa ee loo soo maray qaranimadda jsl ee 1960 luntay iyada oo sheegtay kuna guubaabisay arday inay dalkooda iyo dadkooda wax u bartaan isla markaa uga mahadcelisay dadaalka ay sameeyeen.
oo isna xaflada 18may ee ka dhacday dalka turkeyga gaar ahaan magaadda Istanbul ayaa ka waramay xidhiidhka sooo jireenka ah ee ka dhexeeya s/land iyo turkeyga isaga oo sheegay inay ilaa dawladii Osmaaniyinta ay s/land iyo turkeygu xidhiidh fiicani ka dhexeeyay. maantana kii mid kasii wanaagsani ka dhexeeyo labada dal isaga oo sheegay s.land inay ka mid tahay wadamada saaxiibka dhaw la ah dalka turkeyga.
ayaa ayaguna ka hadlay maalintani qiimaha ay u leedahay da yarta reer s.land iyo guud ahaanba shacabka ayaga oo dhamaan arday reer s.land hambalyo u diray iyo dhamaan dadka reeer s.land
abwaan cashuur

You must be logged in to post a comment Login